» Arts-Osmanart
»
AfrikadaBari
» Albisri.4t.com
» AllPuntland
» Allsomali.com
»
Arlaadi Online
»
Arlaadinet 
» Afgoi.com
» Ahlusunna.org
» Amin Art
» Bakaaraha
»
Barawapost
» Banaadiri
» Baafin.com

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Madax ka tirsan DKMG oo kulamo la qaatay Xubo ka tirsan Ahlu Sunna

Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya iyo Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda KMG Soomaaliya ayaa kulan looga hadlayo sidii loo sii wadi lahaa dagaalada lagula jiro Al Shabaab waxa ay Muqdisho kula yeesheen Mas’uuliyiin ka tirsan Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca.

Sida ay Idaacadda Shabelle u xaqiijiyeen Mas’uuliyiin ka tirsan Ahlu Sunna Waljamaaca, waxaa Magaalada Muqdisho kulamo looga hadlayay xaaladda dalka Soomaaliya iyo sii wadista dagaalada ka dhanka ah Al Shabaab ku qaatay Madaxda dowladda KMG ah iyo Mas’uuliyiin ka socota Ahlu Sunna Waljamaaca.

Xuseen Max’ud Cosoble oo ka tirsan Xubnaha guddiga fulinta ee Ahlu Sunna Waljamaaca oo isaga iyo wafdi ka tirsan Ahlu sunna Waljamaaca ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in maanta Madax ka tirsan Ahlu Sunna oo uu hoggaaminayo Sheekh Max’ed Yuusuf Xeefoow oo ah gudoomiyaha gudiga fulinta Ahlu Sunna waljamaaca kulamo ay la qaateen Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda KMG iyo golahiisa wasiirada kuwaasi oo looga hadlay sidii loo sii wadi lahaa dagaalada ka dhanka ah Al Shabaab, wuxuuna tilmaamay Sheekhu in maalmo ka hor sidoo kale Muqdisho ay kulamo kula qaateen Madaxweynaha dowladda KMG ah Sheekh Shaariif Sheekh Axmed.

Xuseen Max’ud Cosoble ayaa waxa uu sheegay in waajib ay tahay in Ahlu Sunna Waljamaaca ay wado dagalada ay kula jirto Al Shabaab, dowladda KMG-kana looga baahanyahay inay qeyb ka gaysato howlgalladaasi.

Warar aan la xaqiijin karin ayaa sidoo kale waxa ay sheegayaan in kulamada ay qaateen Madaxda dowladda KMG ah iyo Mas’uuliyiinta Ahlu Sunna waljamaaca looga hadlay in Ahlu Sunna lagu taageero dhaqaalana lagu siiyo Dagaalka aay kula jirto Al Shabaab.

 

 

 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com Muqdisho


Nabi Ammaan:- Mustafaa Muxamednuuroow


Sittooy Faadumo Rasuuleey


Guddoomiya Jaaliyadda Beesha Ceyr Cisman Gamaar oo Shir la qaatay Guurtida Beesha oo uu ugaasku ka dhex muuqdo


Guddoomiya Jaaliyadda Beesha Ceyr Cisman Gamaar oo booqday Moora geel oo ku taal deg.Xananbuurre


Gacan ku dhigle siduu sheekh ku yahay Godane weydiiya(Codsi Dadwyne)
( Dhegeyso)

Gabaygii Mooryaan gerreey

Farta ha dhaq dhaqaajin xilliga Ataxiyaadka

Gabaygii Wacdi iyo Jaamac Kediye

Heestii Qayladhaan iyo Kooxdii Qayladhaan



Heestii Ma islaamnimaa tiri iyo Kooxdii Qayladhaan


Heestii Kawaankii Dadka iyo Kooxdii Qayladhaan