» Arts-Osmanart
»
AfrikadaBari
» Albisri.4t.com
» AllPuntland
» Allsomali.com
»
Arlaadi Online
»
Arlaadinet 
» Afgoi.com
» Ahlusunna.org
» Amin Art
» Bakaaraha
»
Barawapost
» Banaadiri
» Baafin.com

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Gaari ay wateen ciidamo ka tirsan dowlada KMG Somalia oo miino ay kula kacday bartamaha degmada Belad-Xaawo

.


Qarax aad u xoogan ayaa barqanimadii maanta waxaa uu ka dhacay bartamaha degmada B/xaawo ee gobolka Gedo kaasoo lala beegsaday gaari Cabdi bile ah oo ay wateen ciidamo ka tirsan dowlada KMG Somalia oo marayey bartamaha degmadaasi sida dad goob joogayaal ah ay sheegeen.

Qaraxan oo loo adeegsaday miino wadada lagu aasay oo meel fog laga hagayey ayaa waxaa la sheegay inuu haleelay gaariga, uuna burbur xoogan u geystay, waxaana qasaare nafeed uu ka soo gaaray ciidamadii la socday gaarigaas, iyadoo qiiq badana uu ka baxay goobta uu qaraxaas ka dhacay.

Ugu yaraan hal askari oo ka tirsan ciidamada dowlada KMG Somalia ayaa la xaqiijiyey inuu ku dhintay qaraxaas halka shan kalena ay ku dhaawacmeen sida dad goob joogayaal ahi sheegayaan, iyadoo ay jiraan warar kale oo intaasi ka badinaya qasaaraha dhimasho iyio dhaawac ee qaraxaas ka dhashay.

“Qaraxa ayaa dhacay mar kaliyana dadka ku nool degmada wey maqleen goobta uu ka dhacay dadkii ku dhowaaana wey kala carareen waxaana yimid goobta ciidam kale oo baaritaano ka sameeyey agagaarka goobta uu qaraxu ka dhacay” sidaa waxaa yiri goob jooge magaciisa diiday oo ku sugan degmada B/xaawo ee gobolka Gedo.

Ugu yaraan 8 ruux ayaa la sheegay in ciidamada dowlada ay ku soo qabqabteen howlgalka la sheegay in qaraxa ka dib ay ka sameeyeen qeybo ka mid ah degmadaas kuwasoo ay ku tuhunsan yihiin iney ku jiraan kooxihii ka dambeeyey qaraxaas, mana jiro war rasmi ah oo ku saabsan qaraxan oo ka soo baxay maamulla DKMG ee degmada B/xaawo

 

 

 

 

Xaadiiska Wararka Warlalis.com Muqdisho


Nabi Ammaan:- Mustafaa Muxamednuuroow


Sittooy Faadumo Rasuuleey


Guddoomiya Jaaliyadda Beesha Ceyr Cisman Gamaar oo Shir la qaatay Guurtida Beesha oo uu ugaasku ka dhex muuqdo


Guddoomiya Jaaliyadda Beesha Ceyr Cisman Gamaar oo booqday Moora geel oo ku taal deg.Xananbuurre


Gacan ku dhigle siduu sheekh ku yahay Godane weydiiya(Codsi Dadwyne)
( Dhegeyso)

Gabaygii Mooryaan gerreey

Farta ha dhaq dhaqaajin xilliga Ataxiyaadka

Gabaygii Wacdi iyo Jaamac Kediye

Heestii Qayladhaan iyo Kooxdii Qayladhaan



Heestii Ma islaamnimaa tiri iyo Kooxdii Qayladhaan


Heestii Kawaankii Dadka iyo Kooxdii Qayladhaan