» Arts-Osmanart
»
AfrikadaBari
» Albisri.4t.com
» AllPuntland
» Allsomali.com
»
Arlaadi Online
»
Arlaadinet 
» Afgoi.com
» Ahlusunna.org
» Amin Art
» Bakaaraha
»
Barawapost
» Banaadiri
» Baafin.com

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Xoogagga Ahlusunna waljamaaca oo Cashar ugu dhigay Khawaarijta Alshabaab Xalay Saqdii dhexe Duleedka Magaalada Dhuusamareeb.


Dagaal sababay dhimasho iyo dhawac ayaa Ciidamada Ahlu Sunna iyo kuwa Khawaarijta Al Shabaab waxa uu ku dhexmaray duleedka degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud.

Dagaalkaani ayaa waxa uu yimid ka dib markii Ciidamo ka tirsan Khawaarijta ay weerar ku qaadeen fariisimo Ciidamada Maamulka Ahlu Sunna Waljamaaca ay ku leeyihiin meel 5-KM u jirta Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta gobolka Galgaduud.

Gudoomiyaha degamda Dhuusamareeb Macalin C/raxmaan Geedo Qoroow oo la hadlay Warlalis ayaa waxa uu sheegay in dagaalka ay soo qaadeen kooxo ka tirsan Khawaarijta Al Shabaab islamarkaana uusan ka dhiciin gudaha Magaalada, waxaana uu tilmaamay in dagaalka uu ka dhacay fariisimo Ciidamada Ahlu Sunna ay ku leeyihiin meel magaalada u jirto 5-KM.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in Al Shabaab halkaasi ay kaga dileen dhowr dagaalyahano 3-ka mid ah meydkaasna ka carareen, isagoo xusay in Ciidamada Ahlu Sunna ay halkaas Khawaarijta Cashar ugu dhigeen.

Majiro wax war ah oo kasoo baxay Saraakiisha Ciidamada Al Shabaab ee ku aadan dagaalkaasi inkastoo xaaladdu ay tahay mid degan islamarkaana meelmihii lagu dagaalamay la sheegay inay ku sugan yihiin Ciidamada Ahlu Sunna waljamaaca.


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com Dhuusamareeb


Nabi Ammaan:- Mustafaa Muxamednuuroow


Sittooy Faadumo Rasuuleey


Guddoomiya Jaaliyadda Beesha Ceyr Cisman Gamaar oo Shir la qaatay Guurtida Beesha oo uu ugaasku ka dhex muuqdo


Guddoomiya Jaaliyadda Beesha Ceyr Cisman Gamaar oo booqday Moora geel oo ku taal deg.Xananbuurre


Gacan ku dhigle siduu sheekh ku yahay Godane weydiiya(Codsi Dadwyne)
( Dhegeyso)

Gabaygii Mooryaan gerreey

Farta ha dhaq dhaqaajin xilliga Ataxiyaadka

Gabaygii Wacdi iyo Jaamac Kediye

Heestii Qayladhaan iyo Kooxdii Qayladhaan



Heestii Ma islaamnimaa tiri iyo Kooxdii Qayladhaan


Heestii Kawaankii Dadka iyo Kooxdii Qayladhaan