» Arts-Osmanart
»
AfrikadaBari
» Albisri.4t.com
» AllPuntland
» Allsomali.com
»
Arlaadi Online
»
Arlaadinet 
» Afgoi.com
» Ahlusunna.org
» Amin Art
» Bakaaraha
»
Barawapost
» Banaadiri
» Baafin.com

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Ixtifaaladii Mowliidka Nabiga NNK ha ahaatee oo lagu kala qaban doono Dhammaan Daafaha Qaaradda Yurub.

Waxaa dhammaan Ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo aay Dunida ka joogaan lagu war gelinayaa in aay foodda nagu soo heyso Bishii Rabiicul-awal oo aheyd Bishii uu dhashay Nabigeenna NNK ha ahaatee, sidaas daraadeedna Culumada Ahlusunna waljamaaca meel kasta oo aay Dunida ka joogaan ku howlan yihiin Soo dhaweynta Bishaas Qiimaha badan .

Haddaba waxaan halkaan idiinkugu soo gudbineynaa Ogeyssiyada ilaa iyo hadda naga soo gaaray Culumada Ahlusunna waljamaaca ee Yurub, iyo waqtiyada aay ku beegeen Ixtifaalka Nabiga NNK haaatee:-


Sweden Stockholm:- Waxaa laga dhigayaan Ixtifaalka 27/01/2012 Maalintu waa Jimco Saacadduna waa 15:00
Goobta Ixtifaalku ka dhacayana waa Rinkeby Folkhuset.
Macluumaad dheraad ah la xiriir:-
1- Sheekh Maxamuud Guriceel Tel. 0762477539

Sweden Linköping:- Waxaa laga dhigayaa Ixtifaalka 04/02/2012 Maalintu waa Sabti Saacadduna waa 15:00
Goobta Ixtifaalku ka dhacayo waa Skaggatorp Centerum-1
Macluumaad dheraad ah la xiriir:-
1- Sheekh Cali Koraaye Tel. 0737277265

Finland Helsink :-Waxaa Ixtifaalka laga dhigayaa 11/02/2012 Maalintu waa Sabti Saacadduna waa 10:00 Subaxnimo
Goobta Ixtifaalku ka dhacayo waa Kontula
Macluumaad dheraad ah la xiriir:-
1- Sheekh Xuseen Cusman Cabdulle Tel. 358449689208
2- Macallim Cabdullaahi................... Tel. 358449535923

Sweden Göteborg:- Waxaa Ixtifaalka laga dhigayaa 18/02/2012 Maalinti waa Saacadduna waa 15:00
Folkhuset , Hammarkullen Torget .
Macluumaad dheraad ah la xiriir:-
1- Sheekh Xuseen Baardheere Tel.0737352045
2- Sheekh C/raxmaan Mire .....Tel. 0738933127


Waxaa dhammaan Ixtifaaladaas ka soo qayb geli doona kana muxaadareyn doona Culumo caan ah oo ka kala imaaneysa dhammaan Dacallada Qaaradda Yurub, ka faa´iideyso oo yeysan ku dhaafin Fursaddaas Kheyrka badan ee Sanadkiiba Mar ah.

( Yaa allaahu Ballignaa Biziyaarati dhaaha---Aamiiiiiiiiiiiiiin)

 


Nabi Ammaan:- Mustafaa Muxamednuuroow


Sittooy Faadumo Rasuuleey


Guddoomiya Jaaliyadda Beesha Ceyr Cisman Gamaar oo Shir la qaatay Guurtida Beesha oo uu ugaasku ka dhex muuqdo


Guddoomiya Jaaliyadda Beesha Ceyr Cisman Gamaar oo booqday Moora geel oo ku taal deg.Xananbuurre


Gacan ku dhigle siduu sheekh ku yahay Godane weydiiya(Codsi Dadwyne)
( Dhegeyso)

Gabaygii Mooryaan gerreey

Farta ha dhaq dhaqaajin xilliga Ataxiyaadka

Gabaygii Wacdi iyo Jaamac Kediye

Heestii Qayladhaan iyo Kooxdii Qayladhaan



Heestii Ma islaamnimaa tiri iyo Kooxdii Qayladhaan


Heestii Kawaankii Dadka iyo Kooxdii Qayladhaan