» Arts-Osmanart
»
AfrikadaBari
» Albisri.4t.com
» AllPuntland
» Allsomali.com
»
Arlaadi Online
»
Arlaadinet 
» Afgoi.com
» Ahlusunna.org
» Amin Art
» Bakaaraha
»
Barawapost
» Banaadiri
» Baafin.com

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Kooxda Al Shabaab oo dhalinyaro ka qafaashay Afgooye


Ku dhawaad 200, oo dhalinyaro ah ayaa la sheegay in Al Shabaab ay ka qafaasheen magaalada Afgooye ee gobolka Sh/hoose, iyado arintani ay cabsi ku abuurtay waalidiin badan.

Wararka laga helayo degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose ayaa waxa ay sheegayaan in maanta boqolaal dadweyne ah ay isugu soo baxeen garoonka ku badda cagta ee Todob oo ku yaala bartamaha degmadaasi kadib markii Al Shabaab sida la sheegay ay ku amreen dad weynahaasi inay soo xaadiraan fagaarahaasi.

Sheekh Max’ed Jamaal oo ka mid ah Culumada ugu caansan degmadaasi ayaa goobta ay isugu yimaadeen dad weynaha waxa uu ka jeediyay muxaadaro, iyadoo Saraakiil ka tirsaneyd Al Shabaab oo goob joog ka aheyd halkaasi ay ka codsadeen dadka ku dhaqan halkaasi inay ku gacan siiyaan dagalaada ay kula jiraan dowladda KMG ah.

Ku dhawaad 200, oo dhalinyaro ah ayaa Ciidamada Al Shabaab waxa ay kusoo bandhigeen goobtaasi kuwaasi oo sida la tibaaxay ay ku qasbeen inay ka qeyb qaataan dagaalada, waxaana la sheegay in dhalinyaradaasi loo kala qeybiyay labo qeybood, iyadoo qeyb ka mid ah loosoo qaday aagga hore dagaal ee Magaalada Muqdisho halka kuwa kalena loo qaaday tababar sida ay xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah.

Sikastaba arintaani ayaa la tilmaamay in cabsi iyo wal wal badan ay ku abuurtay waalidiinta dhalay caruur farabadan oo kaga jira Al Shabaab, iyadoo aan la’ogayn halka ay ku dambeyn doonto xaaladda dhalinyarada maanta laga ka xeeyay Magaalada Afgooye ee gobolka Sh.hoose.

 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com Muqdisho


Nabi Ammaan:- Mustafaa Muxamednuuroow


Sittooy Faadumo Rasuuleey


Guddoomiya Jaaliyadda Beesha Ceyr Cisman Gamaar oo Shir la qaatay Guurtida Beesha oo uu ugaasku ka dhex muuqdo


Guddoomiya Jaaliyadda Beesha Ceyr Cisman Gamaar oo booqday Moora geel oo ku taal deg.Xananbuurre


Gacan ku dhigle siduu sheekh ku yahay Godane weydiiya(Codsi Dadwyne)
( Dhegeyso)

Gabaygii Mooryaan gerreey

Farta ha dhaq dhaqaajin xilliga Ataxiyaadka

Gabaygii Wacdi iyo Jaamac Kediye

Heestii Qayladhaan iyo Kooxdii Qayladhaan



Heestii Ma islaamnimaa tiri iyo Kooxdii Qayladhaan


Heestii Kawaankii Dadka iyo Kooxdii Qayladhaan