» Arts-Osmanart
»
AfrikadaBari
» Albisri.4t.com
» AllPuntland
» Allsomali.com
»
Arlaadi Online
»
Arlaadinet 
» Afgoi.com
» Ahlusunna.org
» Amin Art
» Bakaaraha
»
Barawapost
» Banaadiri
» Baafin.com

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Dagaal mar kale ka dhacay Buuhoodle.


Dagaalo qasaaro sababay dhimasho iyo dhaawac oo u dhaxeeyay ciidamada Somalilnad iyo Jabhadda SSC ayaa maanta mar kale ka dhacay degmada Buuhoodle.

Dagaalkaani oo laysku adeegsanayay hubka culus iyo kuwa fudud duqeyna ay bar bar socotay ayaa waxa uu ka dhacay degmada Buuhoodle halkaasi oo ay isku fara saareen ciidamo ka amar qaata Jabhadda SSC iyo kuwa Maamul goboleedka Somaliland.

Afhayeenka Jabhadda SSC Cabdi Risaaq Bakeyle Xaashi Faarax ayaa waxa uu sheegay in dagaalku uu ku bilowday weerar uu sheegay in iyagu ku qaadeen kaasi oo uu sheegay in ay Somaliland kaga dileen 12-askari, wuxuuna sheegay in dhankooda labo askari ay ka dhimatay 3-kalana ay ka dhaawacantay.

Afhayeenka Jabhadda SSC ayaa waxa uu tilmaamay in dadku ay ka barakacayaan degmada Buuhoodle sababo la xiriira dagaalka, wuxaana uu carabka ku dhuftay in Madaxweynaha Maamul goboleedka Somaliland dagaalkii uu iclaamiyay uu ka fashilmay sida uu hadalka u dhigay, isagoo tilmaamay in darsi lama ilaabaan ah ay u dhigeen Ciidamada Maamulkaasi.

Majirto wax war ah oo kasoo baxay Maamulka Somaliland oo ku aadan dagaalka la sheegay in lagu dhabar jibiyay Ciidamada Somaliland, waxaana iminka lagu soo waramayaa in goobihii lagu dagaalamay wali ay ka jiraan xiisad dagaal, waxaana ilaa iyo hada aan la’ogayn qasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dagaalkaasi.

 

Xaafiiska Wararka warlalis.com Muqdisho


Nabi Ammaan:- Mustafaa Muxamednuuroow


Sittooy Faadumo Rasuuleey


Guddoomiya Jaaliyadda Beesha Ceyr Cisman Gamaar oo Shir la qaatay Guurtida Beesha oo uu ugaasku ka dhex muuqdo


Guddoomiya Jaaliyadda Beesha Ceyr Cisman Gamaar oo booqday Moora geel oo ku taal deg.Xananbuurre


Gacan ku dhigle siduu sheekh ku yahay Godane weydiiya(Codsi Dadwyne)
( Dhegeyso)

Gabaygii Mooryaan gerreey

Farta ha dhaq dhaqaajin xilliga Ataxiyaadka

Gabaygii Wacdi iyo Jaamac Kediye

Heestii Qayladhaan iyo Kooxdii Qayladhaan



Heestii Ma islaamnimaa tiri iyo Kooxdii Qayladhaan


Heestii Kawaankii Dadka iyo Kooxdii Qayladhaan