» Arts-Osmanart
»
AfrikadaBari
» Albisri.4t.com
» AllPuntland
» Allsomali.com
»
Arlaadi Online
»
Arlaadinet 
» Afgoi.com
» Ahlusunna.org
» Amin Art
» Bakaaraha
»
Barawapost
» Banaadiri
» Baafin.com

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

Inj. Cabdisalaam Xasan Yuusuf iyo Marwo Nasro Cabdulle Xuseen oo Caawa Abaarihii 20:00 Fiidnimo , oo aheyd Maalin Jimco ah Wiil ugu dhashay Magaalada Göteborg ee Waddanka Sweden , Wiilkaas oo loo bixiyey Raage Cabdisalaam Xasan.

Haddaba Waxaa halkaan Hambalyo iyo Bogaadinba ka diraaya Eheladooda kala ah:-

1- Cabdi Cali Fiidoow iyo Xaaskiisa Faadumo Xasan
2- Dr. C/Naasir Cali Fidow iyo Xaaskiisa Haajiro Cumar
3- Farxiyo Cali Fiidoow
4- Xabiibo Xasan Yuusuf iyo odaygeede Negeeye
5- Xaawo Xasan Yuusuf iyo Odaygeeda Cali Xuubeey
6- Shukri Xasan Yuusuf iyo Odaygeeda Xasan Qoslaaye
7-Abuukar Xasan Yuusuf iyo Xaaskiisa Farxiyo Cismaan
8- Dalmar Xasan Yuusuf
9- Galleyr Xasan Yuusuf
10- Dahabo Faarax Xamaar
11- Cabdi Cabdulle Xuseen
12- Inj.Maxamed Garmagale iyo Xaaskiisa
12- Abuukar Cabdi Qase iyo Xaaskiisa
13-Maxamed Cismaan iyo Xaaskiisa
14- Nuur iyo Xaaskiisa
15- Mahad Qararac iyo Xaaaskiisa
16-Caaqil Cabdullaahi Axmed iyo Xaaskiisa
17- Foziyo Dhenged iyo Odaygeeeda
18- Cali-dhuux xasan iyo Xaaskiisa
19- Carro
20-Qoryooleey
21-Maxamed Nuur
22-Carrabeey Faarax iyo Xaaskiisa
23-Cabdirasaaq Dahir iyo Xaaskiisa
24- arwaax
25- Cabdiweli Raage iyo Xaaskiisa
26- C/qaadir Maxamed Jimcaale
27- C/Nasir Daahir Cumar iyo Xaaskiisa
28- Cadde Goleed iyo Xaaskiisa
29- C/Casiis Faarax Xuseen
30- Cawil Xuseen Nuuriye
iyo Dhammaan Asxaabtooda oo aan halkaan lagu soo koobi karin gudaha iyo dibaddaba waxeey hambalyo iyo Bogaadinba u dirayaan Inj.Cabdisalaam Xasan Yuusuf iyo Marwo Nasro Cabdulle Xuseen oo uu Caawa Wiil ugu dhashay Göteborg Wadanka Sweden waxeeyna ilaah uga baryayaan in Wiilkooda uga dhigo Baari Dalkiisa, Dadkiisa, iyo Diintiisaba u adeega Aamiiiiiiiiiiin.

 

 

 

 

 

 

 

 


 

 

 

 

 

 

 

 

 

 


Nabi Ammaan:- Mustafaa Muxamednuuroow


Sittooy Faadumo Rasuuleey


Guddoomiya Jaaliyadda Beesha Ceyr Cisman Gamaar oo Shir la qaatay Guurtida Beesha oo uu ugaasku ka dhex muuqdo


Guddoomiya Jaaliyadda Beesha Ceyr Cisman Gamaar oo booqday Moora geel oo ku taal deg.Xananbuurre


Gacan ku dhigle siduu sheekh ku yahay Godane weydiiya(Codsi Dadwyne)
( Dhegeyso)

Gabaygii Mooryaan gerreey

Farta ha dhaq dhaqaajin xilliga Ataxiyaadka

Gabaygii Wacdi iyo Jaamac Kediye

Heestii Qayladhaan iyo Kooxdii Qayladhaan



Heestii Ma islaamnimaa tiri iyo Kooxdii Qayladhaan


Heestii Kawaankii Dadka iyo Kooxdii Qayladhaan