» Arts-Osmanart
»
AfrikadaBari
» Albisri.4t.com
» AllPuntland
» Allsomali.com
»
Arlaadi Online
»
Arlaadinet 
» Afgoi.com
» Ahlusunna.org
» Amin Art
» Bakaaraha
»
Barawapost
» Banaadiri
» Baafin.com

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Dowladda Soomaaliya oo soo dhoweyneyso weerarkii Habeen Hore Mareykanka uu ka Fuliyey Soomaaliya.


Dowladda Soomaliy waxay taagersan tahay Howlgalkii Ciidmada Gaarka ah ee Maraykanku ku badbaadiyeen Nolosha Lahaystayaasha Hay’adda Denmark ee Miino barista.

Wasiirka Warfaafinta, Boostada & Isgaarsiinta Mudane C/qaadir Xuseen
Maxamed(Jaahweyn) ayaa yiri “Xukuumada Soomaaliyeed, Shacabka
Soomaaliyeed iyo inta maskaxdoodu xurtahayba, waxay ku faraxsan yihiin
howlgalkii lagu badbaadiyay labadii shaqaale ee la afduubtay iyagoo
ka shaqeynaya sidii caruurteena miinada aysan u waxyeeleyn. Luqada
kaliya ee ay fahmayaan Kuwa wax afduubta, Burcad Badeedda iyo
Argagixisada waa in si xoogan loo garaacaa, xukuumada Soomaaliya waxay
intii awoodeeda ah ay kaalmo ka geysan doontaa sii deynta kuwa ku
afduuban gudaha Soomaaliya”

Wasiirka ayaa intaa ku daray “ afduubayaashaan iyo burcad badeeda waxa
ay sabab u yihiin dhibatada aan la soo koobi karin ee heysata
dadkeena, iyo dhamaan aduunweynaha intiisa kale, iaygoo Afduubanaya
qofkasta oo caawineysa dadkeen macluushu hayso ama cudurada, sidookale
waxay burburinayaan ganacsigeena iyaga oo is hortaagaya maraakiibta
caalamiga ah ee ku safraya biyaha Soomaaliya”

Wasiirka oo Hadalkiisa sii wata ayaa yiri “Jessica Buchanon iyo Poul
Thisted waa dad naxariis badan, dadka Soomaaliyeedna ma heystaan
saaxiibo uga fiican, iyagoo si geesinimo iyo nafhurid nimo ah isugu
soo biimeeyeen si ay miinooyinka uga sifeeyaan dalkeena, ayna bad
baadiyaan shacabkeena gaar ahaan caruurta si aysan naftooda ama
xunahooda ku weynnin”

 

 

 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com Muqdisho


Nabi Ammaan:- Mustafaa Muxamednuuroow


Sittooy Faadumo Rasuuleey


Guddoomiya Jaaliyadda Beesha Ceyr Cisman Gamaar oo Shir la qaatay Guurtida Beesha oo uu ugaasku ka dhex muuqdo


Guddoomiya Jaaliyadda Beesha Ceyr Cisman Gamaar oo booqday Moora geel oo ku taal deg.Xananbuurre


Gacan ku dhigle siduu sheekh ku yahay Godane weydiiya(Codsi Dadwyne)
( Dhegeyso)

Gabaygii Mooryaan gerreey

Farta ha dhaq dhaqaajin xilliga Ataxiyaadka

Gabaygii Wacdi iyo Jaamac Kediye

Heestii Qayladhaan iyo Kooxdii Qayladhaan



Heestii Ma islaamnimaa tiri iyo Kooxdii Qayladhaan


Heestii Kawaankii Dadka iyo Kooxdii Qayladhaan