» Arts-Osmanart
»
AfrikadaBari
» Albisri.4t.com
» AllPuntland
» Allsomali.com
»
Arlaadi Online
»
Arlaadinet 
» Afgoi.com
» Ahlusunna.org
» Amin Art
» Bakaaraha
»
Barawapost
» Banaadiri
» Baafin.com

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Dowladda Kenya oo sheegtay in Qaxootiga Soomaaliyeed dalkooda dib loogu celinayo


Dowlada Kenya ayaa shaaca ka qaaday in qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan Dalkeeda ay qaati ka taagantahay islamarkaana ay dib ugu celin doonto dalkooda. Maadaama magaalooyinka waqooyi bari ee Dalka Kenya ay ka dheceen qaraxyo aad u xoogan oo la sheegay in ay lug ku leeyihiin qaar ka mid ah Soomaalida qaxooti ahaanta u joogta dalkaasi sida ay sheegtay dowlada Kenya.

Xoghayaha joogtada ee wasaarada arrimaha gudaha ee dalka Kenya Francis Kimemia oo la hadlayay warbaahinta Dalkaasi Kenya ayaa hoosta ka xariiqay in dowladda Kenya aysan tabar u heynin in ay qabato qaxooti kale oo Afrikaan ah, waxa uuna xusay in haatan ay qaati ka taagan yihiin kuwa hadda ku sugan dalkooda oo uu sheegay in ay mas’uul ka yihiin falalka amni darro ee ka jira magaalooyinka waqooyi bari ee Dalka Kenya sida uu warka u dhigay.

Mr. Francis Kimemia ayaa sidoo kale tilmaamay in xukuumaddiisu ay dib u celin doonto qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan gudaha dalkeeda maadaama xeryaha qaxootiga ee Dalka Kenya ay ka bilaawdeen falal amni darro oo sababay qasaaro aad u farabadan, waxa uuna intaa raaciyay in dowladiisu aaneey hadda diyaar u aheen in ay marti galiso qaxooti dheeri ah.

Hadalkaani ka soo baxay Xoghayaha joogtada ee wasaarada arrimaha gudaha ee dalka Kenya Francis Kimemia ayaa walwal iyo walbahaar ku abuuray boqolaal qaxooti Soomaaliyeed ah oo ku sugan xeryaha waaweyn ee Dalka Kenya kuwaasi oo ku sugnaa mudadii burburka uu ka jiray dalka Soomaaliya ayna halkaasi u tageen in ay ammaan ku helaan.

 

 

 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com Muqdisho


Nabi Ammaan:- Mustafaa Muxamednuuroow


Sittooy Faadumo Rasuuleey


Guddoomiya Jaaliyadda Beesha Ceyr Cisman Gamaar oo Shir la qaatay Guurtida Beesha oo uu ugaasku ka dhex muuqdo


Guddoomiya Jaaliyadda Beesha Ceyr Cisman Gamaar oo booqday Moora geel oo ku taal deg.Xananbuurre


Gacan ku dhigle siduu sheekh ku yahay Godane weydiiya(Codsi Dadwyne)
( Dhegeyso)

Gabaygii Mooryaan gerreey

Farta ha dhaq dhaqaajin xilliga Ataxiyaadka

Gabaygii Wacdi iyo Jaamac Kediye

Heestii Qayladhaan iyo Kooxdii Qayladhaan



Heestii Ma islaamnimaa tiri iyo Kooxdii Qayladhaan


Heestii Kawaankii Dadka iyo Kooxdii Qayladhaan