» Arts-Osmanart
»
AfrikadaBari
» Albisri.4t.com
» AllPuntland
» Allsomali.com
»
Arlaadi Online
»
Arlaadinet 
» Afgoi.com
» Ahlusunna.org
» Amin Art
» Bakaaraha
»
Barawapost
» Banaadiri
» Baafin.com

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Saraakiil iyo dhaqaatiir ka tirsanaa Al Shabaab oo lagu dilay duqeymo

Iyadoo duqeymo xoog leh diyaarado dagaal oo aan la’aqoon cidda iska leh ay ka gaysateen Saldhig Militari oo ayAl Shabaab ku leeyihiin deegaanka Buulo-Xaaji ee goblkada Jubbada hoose ayaa waxaa faah faahin dheeraad ah ay kasoo baxaysaa qasaarihii ka dhashay duqeyntaasi.

Warar lagu kalsoon yahay oo laga helay Magaalo Xeebeedka Kismaayo oo ku dhow goobta ay duqeynto ka dhacday ayaa waxaa ay sheegayaan in aay geeriyoodeen 20-ruux oo isugu jirta dagaalyahano, Saraakiil iyo dhaqaatiir ka tirsan Xarakada Al Shabaab sida ay xaqiijiyeen dadka deegaanka ah.

Sidoo kale wararku waxa ay tilmaamayaan in duqeyntaasi ay sababtay geerida hal ruux oo rayid ah iyo dhaawca labo kale, iyadoo ilaa iyo haatan aysan jirin cid sheegatay Mas’uuyidda duqeyntii diyaaradeed ee loo gaystay deegaanka lagu magacabo Buulo-Xaaji ee gobolka Jubbada hoose.

Goobta la duqeeyay ayaa waxa Xarakada Al Shabaab ay u aheyd meel ay ku dabiibaan dhaawacyada dagaalyahanadooda sida ay inoo sheegeen ilo ku dhow dhow goobta lala dhacay duqeymaha.

Majiro wax war ah oo kasoo baxay Al Shabaab oo ku aadan duqeymahaasi inkastoo arintaani la tilmaamo inay qeyb ka tahay howlgallada ka dhanka ah Al Shabaab.

 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com Muqdisho


Nabi Ammaan:- Mustafaa Muxamednuuroow


Sittooy Faadumo Rasuuleey


Guddoomiya Jaaliyadda Beesha Ceyr Cisman Gamaar oo Shir la qaatay Guurtida Beesha oo uu ugaasku ka dhex muuqdo


Guddoomiya Jaaliyadda Beesha Ceyr Cisman Gamaar oo booqday Moora geel oo ku taal deg.Xananbuurre


Gacan ku dhigle siduu sheekh ku yahay Godane weydiiya(Codsi Dadwyne)
( Dhegeyso)

Gabaygii Mooryaan gerreey

Farta ha dhaq dhaqaajin xilliga Ataxiyaadka

Gabaygii Wacdi iyo Jaamac Kediye

Heestii Qayladhaan iyo Kooxdii Qayladhaan



Heestii Ma islaamnimaa tiri iyo Kooxdii Qayladhaan


Heestii Kawaankii Dadka iyo Kooxdii Qayladhaan