» Arts-Osmanart
»
AfrikadaBari
» Albisri.4t.com
» AllPuntland
» Allsomali.com
»
Arlaadi Online
»
Arlaadinet 
» Afgoi.com
» Ahlusunna.org
» Amin Art
» Bakaaraha
»
Barawapost
» Banaadiri
» Baafin.com

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Wefdi isugu jira Wasiiro, xildhibaano iyo saraakiil ka tirsan dowlada KMG Somalia oo ka degay Belad weyne gobolka Hiiraan.


Wafdi balaaran oo ka socda dowlada KMG Somalia ayaa saaka ka dhoofay garoonka dayuuradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho, iyagoo gaaray magaalada Beled weyne ee xarunta gobolka Hiiraan sida wararka halkaas naga soo gaaraya ay sheegayaan.

Wafdigan ayaa waxaa hogaaminaya C/llaahi Goodax Barre oo ah wasiirka qorsheynta iyo xiriirka Caalamiga ah ee dowladda KMG Somaaliya, waxaana mar wasiirku uu saxaafadaa kula hadlay garoonka dayuuradaha Muqdisho uu sheegay in socdaalkoodu uu la xiriiro qiimeynta xaalada B/weyne.

“Safarka aan ugu ambabaxeyno magaalada B/weyne ujeedooyin badan ayuu xambaarsan yahay waxa ka mid ah sidii bulshada ugala soo taashan laheyn maamul loo sameeyo gobolkaas iyo sidii amaanka loo sugi lahaa waxaana rajeynaynaa inaan ku soo guuleysan doono arimahaas” ayuu intaa ku daray C/llaahi Goodax Barre.

Wasiirka ayaa sheegay in xaalada magaalada B/weyne ay hada tahay mid wanaagsan oo soo ku soo noqotay gacanta dowlada KMG Somalia, waxaana ugu baaqeynaa heyadaha samafalka iney gargaar la gaaraan dadweynaha halkaas ku dhaqan oo muddo sanado ah aan helin wax gargaar ah” ayuu hadalkiisa ku soo xiray C/llaahi Goodax Barre oo ah wasiirka qorsheynta iyo xiriirka Caalamiga ah ee dowladda KMG Somaaliya.

Socdaalka wafdigan ka tirsan dowlada KMG ay ku tageen magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan ayaa ku soo aadaya xili uu jahwareer ka taagan yahay maamulka magaaladaas ka dib markii uu soo baxay loolan u dhexeeya madaxda maamulka dooxada Shabelle iyo kuwa ahlu sunna oo dagaal arimhaas la xiriira uu halkaas ku dhexmaray, iyadoo ciidamada Itoobiya ee suurala geliyey in B/weyne laga saaro Al-shabaab ay qaati ka joogan maamuladan is heysa.

 

 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com Muqdisho


Nabi Ammaan:- Mustafaa Muxamednuuroow


Sittooy Faadumo Rasuuleey


Guddoomiya Jaaliyadda Beesha Ceyr Cisman Gamaar oo Shir la qaatay Guurtida Beesha oo uu ugaasku ka dhex muuqdo


Guddoomiya Jaaliyadda Beesha Ceyr Cisman Gamaar oo booqday Moora geel oo ku taal deg.Xananbuurre


Gacan ku dhigle siduu sheekh ku yahay Godane weydiiya(Codsi Dadwyne)
( Dhegeyso)

Gabaygii Mooryaan gerreey

Farta ha dhaq dhaqaajin xilliga Ataxiyaadka

Gabaygii Wacdi iyo Jaamac Kediye

Heestii Qayladhaan iyo Kooxdii Qayladhaan



Heestii Ma islaamnimaa tiri iyo Kooxdii Qayladhaan


Heestii Kawaankii Dadka iyo Kooxdii Qayladhaan