» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

10-ka bishaan oo la sheegay in la xirayo wadooyinka Muqdisho

 

 

Agaasimada wasaarada arrimaha gudaha iyo amniga Xukuumadda KMG Soomaaliya Bashir Goobe ayaa waxa uu sheegay in wixii ka dambeeya 10-ka bishaan ay si KMG- ah u xirayaan waddooyinka ugu muhiimsan magaalada Muqdisho oo ay ka mid ah wadada Maka Al Mukarama iyo wadada isku xirta Dekada ilaa KM4.

Bashiir Goobe ayaa waxa uu hadalkaani ka jeediyay Kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho gudiga amniga kaasi oo ay goobjoog ka ahaayeen, Taliyaha ciidanka XDS, agaasimaha hay'adda nabadsugida, Guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo Saraakiil kale, waxaana wasiirka uu sheegay in sababta loo xirayo wadooyinka ay tahay shirarka ka dhacaya Muqdisho ee dowladda cusub lagu soo dhisayo.


Kulanka oo uu ahaa mid looga hadlayay sidii loo adkeyn lahaa amaanka magaalada Muqdisho maadaama dhowaan ay bilaabanayaan shirar muhiim ah oo looga arrinsanayo marxaladda KMG ah.

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo amniga qaranka C/samad Macalin Maxamuud oo ka hadlay kulanka ayaa sheegay in magaalada aanan lagu wadan Karin hub aan sharciyeysneen waxa uuna shirkadaha iyo NGO-yada ku wargeliyay in ay isa soo diwaan geliyaan.waxaana uu shacabka ka codsatay in ay ciidamada kala shaqeeyan amaanka ayna soo sheegaan waxa ay u arkaan in ay amaanka lidi ku yihiin

Inkastoo dowladda ay wado dadaal dhinaca amaanka ah hadana waxaa jira cabashooyin durba kasoo baxeysa dadka shacabka ah oo sheegay in arrintaasi ay saameyn ku yeelan karto inay fushadaan adeegyadooda gaarka ah.

 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden