» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

2 ruux oo ku dhintay shil ka dhacay Sh/hoose

 

Wararka ka imaanaya gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in Shil gaari oo gaystay qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac uu saacadihii u dambeeyay ka dhacay wadada dheer ee xiriirisa inta u dhaxeysa Buurhakaba iyo Wanlaweyn ee gobolka Sh/hoose.

Gaariga shilka galay oo ahaa Hoomey, ayaa ku rogmaday Deegaanka Jiiro-kuuloow ee u dhaxeysa Deegaannada Buurhakaba iyo Baydhabo, iyadoo halkaasi ay ku dhinteen 2-ruux halka 7-kalena ay ku dhaawacmeen sida uu Warlalis u sheegay qof goobjoog ah.

Dadkii ku dhaawacmay shilka ayaa loola soo cararay Magaalada Muqdisho, waxaana goobjoogayaal ay sheegeen in dadka shilka galay ay u gurmadeen dadka deegaanka ah.

Shilkaani ayaa waxa uu qeyb ka yahay kuwa inta badan ka dhaca gobolada dalka, iyadoo inta badan loo aneeyo Darawallada Gaadiidka oo ah kuwa aan qibrad u laheyn ka xeynta Gaariga iyo kuwa kale ee aan Mas’uuliyadda iska saarin Rakaabka ay wadaan.

 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden