» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Ahlu sunna oo gacanta ku dhigtay 6 ruux oo eedeysanayaal ah

 

 

Madaxa Garsoorka Ahlu Sunna Waljamaaca Sheekh Saciid Muxumad C/raxmaan ayaa waxa uu sheegay inay gacanta ku hayaan 6 ruux oo ku eedeysan in dil ay ka gaysteen deegaanka Mareerguur ee hoostaga magaalada Dhuusamareeb.

Sheekh Saciid Muxumad C/raxmaan ayaa waxa uu sheegay in dadkaasi uudan ku cadeyn dambiga ah dilka waxana uu soo qabashadooda sheegay inay gacan ka gaysteen Odayaasha beelaha ay kasoo jeedaan iyo Eheladooda.

Heshiis dhexmaray Odayaasha beelaha dadka laga dilay iyo kuwa wax dilay ayaa waxa uu sheegay Madaxa Garsoorka Ahlu Sunna in uu ahaa in sharciga la marsiiyo dadkaani la hayo marka lagu helo dambiga.

Dilalka salka ku haya aanooyinka qabiil ayaa kusoo badanayay maalmihii dambe gobolka Galgaduud, iyadoo dadka dilka gaystay kuwa la xukumay qaarna lagu raadjoogo.

 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden