» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Askarta Kenya ee qeybta ka ah AMISOM oo diyaarado loogu deeqay

 

8 ka mid ah Diyaaradaha yar yar ee aan Duuliuya laheyn ayaa waxa ay go’aansatay Waaxda Pentagonka Mareykanka in lagu wareejiyo Ciidamada Amisom gaar ahaanna Askarta Kenya ee ku sugan gudaha Soomaalia si ay usii xoojiyaan dagaalka ay kula jiraan Xarakada Al-Shabaab.

Kulan ay yeesheen Mas’uuliyiinta waaxda ayaa waa ay sidoo kale ku sheegeen in Lacag gaareeysa $41.4 Million ay Dowladda Mareykanka siineyso Kenya si loogu qalabeeyo Ciidamada Dowladda Kenya oo qeyb ka ah Howlgalka Amisom iyadoona Xukuumada Washiton ay rajo wanaagsan ka muujisay in Caawimaadaan ay fududeyn doonto in la beegsado Saldhigyada iyo Madaxda Al-Shabaab

Waaxda Pentagonka ayaa sheegtay in Waqti dhow Qalab Milatari oo farabadan iyo Diyaaradaha aan Duuliyaha laheyn ay siin doonaan Ciidamada kasocda Wadamada Uganda ,Burundi iyo Jabuuti oo iyagoo qeyb ka ah Holgalka Amisom jooga dalka Soomaalia

Dowladda Kenya oo Ciidamadeeda Milatariga oo adeegsanaya Diyaaradaha dagaalka ay u taag waayeen dagaalka ka dhanka ah Xarakada Al-Shabaab ayaan la ogeyn waxa iskabadali kara Gulufkii dagaal ee ay wadeen hadii lasiiyo Diyaaradahaasi aan Duuliyaha laheyn si ay ugu Duqeeyaan Saldhigyada Al-Shabaab ee Gobolada ay gacanta ku hayaan


 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden