Daraasad
ku saabsan xadgudubyada Mareykanka ee Soomaaliya
Quburo iyo siyaasiyiin dalalka shisheeye ah ayaa Daraasad
ay sameeyeen
waxaa lagu sheegay in dowladda Maraykanka xad gudubyo aan
loo meel
dayin ay ka gaysatay dalal ay Soomaaliya ka mid tahay kuwaasi
oo ay ka
mid tahay duqeymaha diyaaradaha aan cidna wadin ee laga leeyahay
dalkaasi ay ka gaysteen soomaaliya.
Cimraan Khan oo ah Sanisyahaan u dhashay dalka Pakistan ayaa
waxa uu
sheegay in 4-tii sano ee lasoo dhaafay Maraykanka uu duqeeyay
wadamada Soomaaliya, Pakistan iyo wadanka Yemen, taasi oo
uu sheegay
in uusan qabin xeerka Caalamiga.
Sinisyahaankaani ayaa sheegay in xadgudubyada uu Marakanka
gaystay ay
tusaale tahay duqeyntii uu ku dilay Aadan Xaashi Ceyrow taasi
oo uu
sheegay inay ku dhinteen dad badan oo shacab ah ayna ka baxsan
tahay
xuquuqda aadanaha,waxaana uu sheegay in taasi ay ka dhigan
tahay in
Marakanka uu jabiyay cunaqabateynta saran Soomaaliya mudada
21-ka
sano.