» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Dowladda KMG oo ka deyrisay xaaladda Qaxootiga Soomaaliyeed

 

Wasaaradda arrimha gudaha iyo amniga Xukuumadda ayaa sheegtay in dadka
Soomaalida ay isaga baxaan dalka ay u sabab tahay faragalin dibadeed.

Isaga oo ka hadlayay munaasabad ka dhacday degmada Wardhiiglay ee
magaalada Muqdisho Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga Xukuumadda KMG
Soomaaliya C/samad Macalin Max’ud ayaa waxa uu sheegay in 2,000 oo
ruux oo ah dhalinyaro Soomaaliyeed ay ku jiraan xabsiyada dalka
dibadiisa kuwaasi oo uu sheegay inay ka carareen dhibaatada ka taagan
dalka oo uu sheegay inay Mas’uul ka yihiin dad dibadaha oga yimid
Soomaaliya oo uu sheegay wasiirka in fakir qaldan oo ah la is dilo ay
keneen gudaha Soomaaliya.

Wasiir C/samad Macalin Max’ud ayaa si dadka Soomaaliyeed ee qurba
joogta iyo kuwa ku dhibaateysan xabsiyada dibadda ay dalka ugu soo
laabtaan ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed inay kala shaqeeyaan amaanka
oo ay ku garabsiiyaan ciidamada dowladda inay hantaan amniga dalka.

Dadka Qaxootiga ku ah dalka dibadiisa ayaa waxa ay uga carareen
Soomaaliya dhibaatada dhinaca amaanka ee ka jirta, iyadoo ay xusid
mudan tahay in badaha Caalamka ay ku dhinteen Soomaali badan iyaga oo
tahriibaya islamarkaana raadinaya nolol ka wanaagsan mida Soomaaliya.

 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden