» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Maamulka degmada Xamar jajab oo is hortaagay banaanbax

 

Ciidamo ka tirsan dowladda ayaa maanta is hortaagay banaanbax
barakacayaal ay kaga cabanayeen nolol xumo oo ka dhacayay degmada
Xamar jajab.

Qoysas barakacayaal ah oo maanta banaanbax ay kaga cabanayeen xaalado
nolol xumo ka dhigayay degmada Xamar jajab ee gobolka Banaadir ayaa
waxaa is hortaagay ciidamo ka mid ah dowladda kuwaaasi oo rasaas ku
furay dibadbaxyaasha kadibna kala eryay.

Mid ka mid ah barakacayaasha degmada ayaa waxa uu u sheegay Warlalis
in dibadbaxooda oo uu ku sheegay mid nabadeed uu ishortaagay sida uu
hadalka u dhigay Maamulka degmada Xamar jajab oo uu ku eedeeyay.

Gudoomiyaha ku xigeenka Xamar jajab oo ka jawaabay eedeynta loo
jeediyay Maamulka degmada ayaa meesha ka saaray in dadkaasi ay
ahaayeen barakacayaal nolol xumo ka cabanayay, isaga oo ku sheegay
dadkaasi kuwa carqaladeynayay amaanka, waxaana uu beeniyay in wax
rasaas ah lagu furay.

 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden