» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Musharaxa Madaxweynaha Somaaliya Xildhibaan Dr. C/Raxman C/Shukuur Warsame oo Hambalyo u diray Madaxweynaha Dalka Jibuti iyo Shacabkiisa.

Musharaxa ugu cad cad Musharixiinta Madaxtinimada Somaaliya Xildhibaan Dr. C/Raxmaan Cabdishukuur Warsame ayaa wuxuu hambalyo iyo Bogaadinba u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jibuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo guud ahaanba Shacabka reer Jibuuti .

Musharaxa ayaa Madaxweynaha iyo Shacabka reer Jibuutiba ugu hambeelyeeyey Sanadguuradii ka soo wareegtay Maalintii aay Xoriiyadda ka qaateen Gumeystaha Faransiiska ee Waqtigaa jiray oo ku beegneyd Maantay oo ah 27/06/2012 , wuxuuna ilaah uga baryey Masuuliyiinta iyo Shacabka reer Jibuutiba in aay Sanadkaan sanadkiisa ku gaaraan Bash bash iyo Baraare.

Sidoo kale Musharax Xildhibaan C/Raxmaan Cabdishukuur Wuxuu ku Ammaanay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle iyo Shacabka reer Jibuutiba Kaalintii Mugga laheyd ee aay ka qaateen Dib u heshiisiinta iyo in aay Somaaliya dib Cagaheeda ugu istaagto taas oo uu sheegay in aysan marnaba illaawi doonin.

Ugu dambeyntii Musharaxa ayaa Ummadda Soomaaliyeed Meel kasta oo aay Dunida ka joogaan ugu baaqay in aay u diyaar garoobaan iyaga oo mideysan si wanaagsana u maamuusaan 1/da Luuliyo ee foodda nagu soo heysa .

 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden