Shaaficiyah.com
» Arts-Osmanart
»
AfrikadaBari
» Albisri.4t.com
» AllPuntland
» Allsomali.com
»
Arlaadi Online
»
Arlaadinet 
» Afgoi.com
» Ahlusunn
a.org
» Amin Art
» Bakaaraha
»
Barawapost
» Banaadiri
» Baafin.com

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Ciidamada Dowladda Degmada B/Weyne oo Qabtay Nin Walxaha Qarxa diyaarinayey.

 


Ciidamada dowladda ayaa howl galo ay ka sameeyeen Magaalada Beledweyn ku soo qabtay waxyaabo qarxa oo lagu diyaarinayay guri ku yaal Magaalada Beledweyn ee Gobolka Hiiraan, kadib markii dadka deegaanka ay ku wargeliyeen ciidamada.

Sida ay sheegayaan wararka howl galkan oo ahaa mid qaatay saacado ayaa Ciidamada ugu suura gashay inay isku wareejiyaan guriga, oo ku yaalay Xaafada Baladul Amiin, waxaana markii dambe Ciidamadau suura gashay inay qabtaan ninkii diyaarinayay waxyaabaha qarxa.

Gudoomiye kuxigeenka dhinaca Amniga ee Gobolka Hiiraan Axmed Cusmaan Inji ayaa sheegay in howl galka ay ku guuleysteen inay ku soo qabtaan nin waxyaabaha qarxa diyaarinayay iyo nin kale oo ahaa qofkii guriga ka kireeyay.

"Si aan loogu fahmin ayuu ninka waxyaabaha qarxa diyaarinayay u kireystay guri mudul ahaa, qaraxyada labo qeyb ahaayeen qeyb waxaa uu ahaa gumacyada Hoobiyaha, oo gaari loo diyaarinayay in qarax lagu sameeyo, iyo qaraxa wadooyinka la geliyo si shacabka loogu dhibaateeyo"ayuu yiri Gudoomiye kuxigeenka dhinaca amniga Gobolka Hiiraan.

Axmed Inji ayaa sidoo kale sheegay in Ciidamada Itoobiya ku wareejiyeen waxyaabihii qarxa, si aay u qarxiyaan, waxaana uu balan qaaday in Ciidamada dowladda ee ku sugan magaalada Beledweyn ay sameyn doonaan howl galo la xiriira sugida ammaanka.


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden