» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

QM oo ka walaacsan cudurka Shubanbiyoodka oo ka dilaacay Somaliya

 

Ururka Caafimaadka Aduunka WHO ee QM ayaa waxa uu walaac ka muujinayaa cudurka Kolooraha oo kusii fidaya Koofurta Soomaaliya.

War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska Ururka Caafimaadka Aduunka WHO ee Magaalada Nairobi ayaa lagu sheegay inuu sii kordhayo Walaaca laga qabo Cudurka Kalooraha oo kusii faafaya Gobolada Koofurta dalka Soomaalia.

Warka Ururka WHO ayaa sidoo kale lagu xusay in goobaha ugu badan ee dadka ay la ildaran yihiin Cudurka Daacuunka ay yihiin Gobolada gacanta ugu jira Xarakada Al- Shabaab gaar ahaana Magaalada Kismaayo ayaa ah Degmada ugu daran sida Ururka Caafimaadka Aduunka uu sheegayo.

Hay’adda WHO ayaa tilmaamtay in goobo Caafimaad oo hor leh ay ka sameyneyso Deegaanada ay ka taliso dowladda KMG ah iyo Maamulada taageera islamarkaana waxa ay codsatay in la kordhiyo Gar Gaarka Dhinaca Caafimaadka ah ee la siinayo Shacabka Soomaaliyeed.

 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden