» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

QM oo wali ka deyrineysa xaaladda Soomaaliya

 

 

Mark Bowden oo ah Uqeybsanaha Qaramada Midooabay arrimaha bini’aadannimada ee Soomaaliya oo Saxaafadda kula hadlayay Magaalada Nairobi ee Xarunta dalka Kenya ayaa waxa uu sheegay in Soomaaliya ay ka jirto dhibaatooyin isugu jira cunno la’aan, nafaqo darro kuwaasi oo saameyey dad badan oo ku nool Koofurta iyo bartamaha Soomaaliya.

Wakiilka QM ee dhanka bini’aadanimada Soomaaliya ayaa waxa u sheegay in 2.5-kun oo qof oo ku nool gudaha waddanka Soomaaliya ay wali qatar ugu jiraan dhibaatooyinka isugu jira abaaraha iyo macluusha ka jirta dalka Soomaaliya islamarkaana loo baahan yahay in la gaarsiiyo gar-gaar bini’aadnnimo ee dalka Soomaaliya.

“232-kun oo Caruur ah da’dooduna ay ka yartahay 5-sano ayaa waxa ay la daalaa dhacayaan nafaqo daro mana haystaan wax daryeel ah” sidaasi waxaa yiri Mark Bowden.

Qaramada Midoobay ayaa marar badan ku cel celisay in macluusha wali ay ka jirto Soomaaliya, loona baahan yahay in lasii wadi caawinta dadka ay Soomaaliya ku haystaan xaaladaha nolol xumo.


 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden