» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Qarax sababay qasaaro nafeed oo ka dhacay Muqdisho

 

Qarax sababay qasaaro soo gaaray dad rayid ah ayaa waxa uu xalay ka
dhacay degmada Yaaqshid ee magaalada Muqdisho.

Qaraxaani ayaa waxaa lala eegtay dhalinyaro ku wada qayileysay goob
maqaayad ah oo ku taalla degmada Yaaqshid ee magaalada Muqdisho sida
ay Warlalis u xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah.

Qof goobjoog u ahaa dhacdadaasi ayaa sheegay in qaraxaasi loo
maleynayo in uu ku aasnaa goobta oo uusan aheyn bam-gacmeed, waxaana
uu xusay in 1 ruux uu ku dhintay 4 kalana ay ku dhaawacmeen kuwaasi oo
ahaa dad rayid ah.

Ciidamo ka tirsan dowladda ayaa wararka waxa ay sheegayaan in ay ka
agdhawaayeen maqaayadda uu qaraxa ka dhacay.

 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden