» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Xisbiga Nabadda iyo Dimuqaraadiyadda oo Tcsi Tiiraanyo leh Diraaya.

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun. Dhamaan Xubnaha Xisbiga Nabada iyo Dimoqoraadiyada oo hogaaminayo Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga Nabada iyo Dimoqoraadiyada Dr Cabdulaahi Sheekh Daahir waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Gudoomiyaha Xisbiga Nabada iyo Dimoqoraadiyada Mudane Cabdulaahi Sheekh Xasan oo shalay hooyadiis ku geeriyootay Magaalada Muqdisho. Maamada Gudoomiyaha waxay ilaah uga baryayaan inuu Janatul Firdawsa siiyo. Eheleda iyo Qaraabada Maamadana uu samir iyo iimaan ka siiyo.

Sidoo kale Bahda Warlalis.com ayaa Tacsi taa la mid ah u diraaya Guddoomiyaha Xisbiga Nabadda iyo Dimuqaraadiyadda Mudane Cabdullaahi Sheekh Xasan , iyaga oo ka Tacsiyeeynaya Geeridii ku Timid Allaha u Naxariistii Hooyadii, waxeyna ilaah uga baryayaaan in uu Jannooyinkiisa ka waraabiyo , isagana Samir iyo iimaan ka siiyo Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin.


 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden