» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Taliye loo magacaabay gobolada dhexe oo baaq jeediyay

 

 

Max’ed Jimcaale Cosoble oo dhawaan dowladda ay u magacaawday Taliyaha booliska gobolada dhexe ayaa waxa uu ugu baaqay ciidamadii hore ee booliska Soomaaliya inay ka qeyb qaataan dib u dhiska booliska Soomaaliyeed.


Gaashaanle Max’ed Jimcaale Cosoble oo dhawaan dowladda ay u magacaawday Taliyaha booliska gobolada dhexe ayaa waxa uu sheegay inay wadaan qorshe ay dib ugu aas aasayaan ciidamadii booliska gobolada dhexe , waxaana sidaasi awgeed uu ugu baaqay Saraakiishii iyo askartii hore ee booliska dowladda ee ah howlgabka inay dib u howl bilaabaan oo ay ka qeyb qaataan dib u dhiska dalka iyo ka gudbida dhibaatada haysata Soomaalida.


Gaashaanle Max’ed Jimcaale Cosoble ayaa waxa uu sidoo kale sheegay in ay diyaar yihiin qalabkii iyo tasiilaadkii ay ku howlgali lahaayeen ciidamada booliska Soomaaliya, waxaana uu ka codsaday shacabka inay kala shaqeeyaan dib usoo nooleenta ciidamada iyo sugida amaanka deegaanada loo igmaday ee gobolada dhexe.


Gobolada dhexe ee dalka Soomaaliya hada waxaa maamula Maamulo kala duwan oo ay ka mid tahay Ahlu Sunna Waljamaaca mana laha ciidamo hoostaga dowladda, waxaana sidaasi awgeed aan la ogeyn sida ay ku suura gali karto in dowladda ay nidaamkeeda gaarsiiso halkaasi.


 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden