» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Talyaaniga oo dad Soomaali ah ka celiyay dalkiisa maxay tahay sababta

 

 

Sida lagu daabacayay Wakaaladaha Caalamka ciidamada badda dowladda Talyaaniga ayaa Tahriibayaal ka celiyay dalkooda kuwaasi oo lagu celiyay wadanka Liibiya oo markii hore ay ka ambabaxeen.

Tahriibayaashaani oo gaaraya boqolaal ruux ayaa sababta ay usoo celisay dowladda Talyaaniga waxa ay ku sheegtay iyadoo ay ka bateen dadka Soomaalida ah ee soo galaya dalkeeda kuwaasi oo ay sheegtay in aysan u heynin meel ay dajiso.

Dhinaca kale Ka sakow hadalka Talyaaiga Tahriibayaashaani oo qaar ka mid ah la hadlay Warbaahinta waxa ay sheegeen in ay ka xun yihiin in dib loogu soo celiyo Liibiya oo markii hore dhibaatada ka taagan ay uga tageen.

Tahriibayaasha Soomaalida ah ayaa sanadihii u dambeeyay ku qulqulayay wadanka Talyaaniga iyadoo ay sii kordheen dadka u tahriibaya Talyaaniga markii ay Liibiya kacdoonada ka bilowdeen.


 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden