» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Abaaro loogu geeriyooday Mudug

 

Wararka laga helayo deegaano hoostaga gobolka Mudug ayaa sheegaya in
xaalado abaareed ay halkaasi ugu geeriyoodeen saacadihii lasoo dhaafay
dadka iyo duunyo.

Wariyaha Madax banaan ayaa u sheegay Warlalis in xaaladahaasi abaareed
ay u sabab yihiin iyadoo mudooyinkaani wax roob ah uusan ka da’in
gobolka taasina ay keentay biyo la’aan qeybo ka mid ah gobolka ka
dhacday.

Deegaano aan ka fogeen magaalada Gaalkacyo qeybta uu ka taliyo
Maamulka Galmudug ayaa lasoo warinayaa in saacadihii lasoo dhaafay
ilaa 6 ruux ay ugu geeriyoodeen xaalado biyo la’aaneed, iyadoo duunyo
intaba.

Abaartii sanadkii hore ee 2011-ka ku dhufatay Soomaaliya ayaa waxa ay
wali ku dambeysaa qeybo badan oo Soomaaliya ka mid ah oo aanu ka
da’in roobabka oo dadka reer miyiga ah ay ku tiirsan yihiin.

 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden