» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

QM iyo Midowga yurub oo soo dhaweeyay cabdi faarax

 

QM iyo midowga yurub ayaa isku mid ah u soo dhaweeyay magacaabista
reysul wasaaraha cusub ee dowladda somalia cabdi faarax shirdoon
saacid
War saxaafadeed uu soo saaray uqaabilsanaha Q,M Soomaaliya Augosiyan
Filib Mahiiga ayuu ugu mahad celiyay Raysil wasaaraha cusub ee
Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon oo salaadii maqrib ka dib xalay lagu
dhawaaqay.
Ampassidor Augostiina mahhiiga ayaa dhanka kale ka codsaday Ra’isil
wasaaraha Cusub in uu layimaado shaqo wanaagsan oo ku dhisan
daacadnimo iyo xukuumad tayo leh oo la jaan qaada isbadalkaan cusub ee
ka dhacay Soomaliya waa dhanka siyaasade.
“Qaramadda midoobay waxay soo dhaweyneesaa Ra’sil wasaaraha cusub ee
Soomaaliya Cabdi faarax shirdoon waxana ugu baaqayaa in uu layimaado
wax qabad iyo isbadal muuqda kaa oo la socon kara isbadalka
siyaasadeed ee ka dhacay Dalka Soomaaliya”Ayuu war saxaafadeed kiisa
ku yiri Aagustina mahiiga.
Sidoo kale ergeyga gaarka ah ee midowga yurub u qaabisan arimaha
somalia haweeneyda la yiraahdo Michele Cervone d’Urso ayaa
warsaxaafadeed ay soo saartay waxa ay ku soo dhaweysay reysul
wasaaraha cusub , waxana ay kula talisay inuu soo dhiso xukuumad tayo.
Michele Cervone d’Urso ayaa sidoo kale sheegtay in midowga yurub uu la
shaqeenayo reysul wasaaraha cusun iyo xukuumadda uu soo magacaabi

 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden