» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Dhac xooggan oo ka taaggan magaalada Afgooye ee gobolka Sh/hoose

 

Xildhibaan ka tirsan barlamanka ayaa sheegay in dhac baahsan uu ka
taagan yahay degmada Afgooye , iyadoo Maamulka dowladda ee degmadaasi
uu beeniyay dhaca ka jira Afgooye.

Xildhibaan Cali Sheekh C/laahi Cali Afgooye oo ka mid ah
Mas’uuliyiinta kasoo jeeda gobolka Sh/hoose ayaa waxa uu sheegay in
dhac baahsan oo ay ka dambeeyaan ciidamada dowladda uu ka taagan yahay
degmada Afgooye kaasi oo uu sheegay in lagu hayo shacabka oo laga
qaado lacago canshuur ah lagana dhaco Mobeelada gacanta.

Cali Sheekh C/laahi Cali Afgooye ayaa waxa uu sheegay in wax ka
qabashada dhaca ka jira degmada Afgooye uu kala hadlay Maamulka
degmada iyo Saraakiisha ciidamada hase ahaatee waxa uu xusay in aysan
jirin cid wax ka qabatay amaanka degmadana uu faraha kasii baxayo.

Dhinaca kale Gudoomiyaha degmada Afgooye C/laahi Ideey oo isna ka
jawaabay eedeynta dhinaca amaanka ee ku wajahan degmada ayaa waxa uu
sheegay in aysan jirin wax dhac ah oo loo gaysto dadka shacabka balse
waxa uu xusay in mararka qaar ay dhacaan falal amni daro oo uu
sheegay in dad loo qabtay kuwa kalana ay ka hortagayaan.

 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden