» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Ahlu Sunna oo ka hadashay sida ay u aragto Maamul loo magacaabay Galgaduud

 

Ka dib markii shalay dowladda KMG ay Maamul hoostaga iyada ay u magacaawday gobolka Galgaduud ayaa Ahlu Sunna Waljamaaca waxa ay ka hadashay sida ay u aragto Maamulkaasi.

Gudoomiyaha Golaha Talada Ahlu Sunna Waljamaca Sheekh Cumar Sheekh C/qaadir ayaa waxa uu sheegay in Ahlu Sunna ay ka mid tahay dowladda KMG Mas’uuliyiinta loo magacaabay Maamulka gobolkana Gobolka Galgaduudna ay yihiin kuwii Ahlu Sunna uga magacaawnaa gobolka, waxaana sidaasi awgeed uu sheegay in aysan wax dhibaata ah u arkin magacaabista dowladda.

Sheekh Cumar Sheekh C/qaadir ayaa waxa uu sheegay dhinaca kale in markii horaba waxa shaqeyn la’aanta ay ka jirtay dhinaca dowladda KMG taasina ay wali taagan tahay balse waxa uu xusay in wada shaqeynta iyo wax tabashada ay labo kala tahay.

Dhawaan ayay ahayd markii wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga Xukuumadda uu sheegay in Maamul dowladda hoostaga loo sameynayo gobolka Galgaduud arrintaasina ay kala hadleen Ahlu Sunna Waljamaaca.

 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden