» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Ahlusna oo eedeysay Haya,daha samafalka

 

Madaxa arrimaha bulshada Maamulka Ahlu Sunna Waljamaaca C/wali Xaaji Diiriye ayaa waxa uu ku eedeeyay Hay’adaha samafalka in iyaga oo ka howlgala Soomaaliya in hadana aysan jirin wax ay ka qabteen baahida ay qabaan shacabka tabaalaysan ee gobolada dhexe taasina waxa uu sheegay in aysan ka qarsooneen beesha Caalamka oo balan qaadyo horay u sameeyay iyo Soomaalida intaba.

C/wali Xaaji Diiriye ayaa waxa uu sheegay in dad badan ay ku tabaaleysan yihiin gobolada oo ay ka taliso Ahlu Sunna kuwaasi oo uu sheegay inay raadad ku reebeen dagaaladii ka dhacay goboladaasi iyo abaartii, isaga oo ugu baaqay Hay’adaha inay gargaaraan dadka amnigoodana ay sugayaan.

Wafdi uu hogaaminayay u qaabilsanaha QM ee Soomaaliya Mark Bowden ayaa waxa uu horay booqasho ugu tagay gobolada dhexe ee Soomaaliya halkaasi oo ujeedada uu u tagay ay ahayd in uu u kuur galo xaaladda shacabka halkaasi ku nool isaga oo xiliga uu halkaasi booqanayay balan qaaday in ay wax u qabanayaan dadka tabaalaysan.

 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden