» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Wasiirkii ganacsiga Garweyne oo qarax lagu dilay iyo Al Shabaab oo sheegtay



Geerida Xildhibaan Max'ud Cabdi Ibraahim Garweyne oo horay usoo noqday wasiirkii ganacsiga Xukuumadii Farmaajo iyo wasiirkii arrimaha bini'aadanimada ayaa waxa ay ka dambeysay kadib markii sida la sheegay gaari uu watay uu kula qarxay Daarta Uunlaay ee degmada Xamar weyne ee magaalada Muqdisho.

Wararka ayaa sheegaya in Mas'uulka geeriyooday gaariga uu watay loogu xiray waxyaabo qarxa iyadoo ay ku dhaawacmeen 5 ruux oo shacab ah kuwaasi oo labo ka mid ah ay gaariga la saarnaayeen Xildhibaanka geeriyooday.

Mas'uuliyiinta iyo Saraakiisha ciidamada oo Shir jaraa'id Saxaafadda ugu qabtay goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa waxa ay sheegeen in ay xireen mid ka mid ah ragii gaariga la saarnaa Xildhibaanka kaasi oo ay gudbiyeen Hay'adda dambi baarista CID si baaritaan loogu sameeyo.




Xarakada Al Shabaab ayaa sheegatay Mas'uuliyada Qaraxa lagu dilay wasiirkii ganacsiga Xukuumadii Farmaajo Max'ud Cabdi Ibraahim Garweyne.





 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden