» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

AMISOM oo sheegtay in raashin gar gaar ay ka heshay Laanta-buuro

 

Taliska AMISOM ayaa waxa uu sheegay in baaritaan ciidamadooda ay ka sameeyeen deegaanka Laanta-buuro ay ku heleen raashin gargaar oo halkaasi ay uga tageen Al Shabaab.

War kasoo baxay Taliska ciidamada AMISOM ayaa waxaa lagu sheegay in howlgal ay ciidamadooda ka sameeyeen deegaanka Laanta-buuro oo ay kala wareegeen Al Shabaab ay ku heleen raashin gargaar oo Al Shabaab ay uga carareen deegaankaasi.

AMISOM ayaa sheegtay in raashinka oo tiradiisa ay ku sheegtay 500 oo Loor caaladmo ay ku arkeen ay muujinayaan in uu ahaa raashin mucaawino ah oo loogu tala galay in lagu gargaaro dadka tabaalaysan.

Taliska waxa uu intaasi ku daray in raashinka ay ka heleen Xarumaha Al Shabaab ay ku lahaayeen deegaankaasi oo sidoo kale uu xusay in ay ciidamada ka heleen saanad Milatari oo ay ka furteen Al Shabaab.

Majiro ilo ka madax banaan AMISOM oo xaqiijinaya raashinka ay sheegeen inay ka heleen deegaanka Laanta-buuro iyo wax war ah oo kasoo baxay dhinaca Al Shabaab.

 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden