» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Aqoonyahaan beeniyay in Osama uu ahaa nin dabacsan


Aqoonyahaan Soomaaliyeed ayaa waxa uu beeniyay in Hogaamiyihii Al qaacidda Sheekh Osama uu ahaa nin dabacsan xili Mareykanka uu soo saaray Warbixin ku saabsan Osama.

Iyadoo shalay Warbixin uu soo saaray Mareykanka uu ku sheegay in Hogaamiyihii Al qaacidda Osma Bin laden uu kula taliyay in Al Shabaab ay dadka ula dhaqmaan si dabacsan ayaa waxaa arrintaasi beeniyay Aqoonyahaan Soomaaliyeed.

Sheekh Cumar Daahir oo ah aqoonyahaan Soomaaliyeed ayaa waxa uu sheegay in Hogaamiyihii geeriyooday Osama uusan aheyn nin jilicsan ama dabacsan balse waxa uu sheegay in uu ahaa Hogaamiye hal adag oo rideeyay dowladda Sheek Shariif, midii C/laahi Yuusuf iyo dadka la shaqeeya intaba.

Aqoonyahaankaani Soomaaliyeed ayaa waxa uu dhinaca kale sheegay in aan la rumaysan karin Warbixinta Mareykanka sababtana waxa uu ku sheegay Mareykanka oo dagaal kula jira Al Shabaab sidaasi awgeedna waxa uu cadeeyay inay suura gal tahay in Mareykanka uu uga faa’ideysanayo arintaani dagaalka uu ku jiro.


 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden