» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Askar oo loo soo xiray tababar

 

Ciidamo ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya oo gaarayay 500 oo askari ayaa maanta tababar socday mudo bil barkeeda ah loogu soo gabagabeeyay xerada Daraawiishta ee magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Tababarka oo socday muddo 6 bilood ah ayaa ciidanka loogu diyaarinayay sidii ay ula dagaallami lahaayeen maleeshiyada Al-Shabaab, ayna gacan uga geysan lahaayeen sugidda amniga gobollada Baay iyo Bakool, sida uu sheegay guddoomiyaha gobolka Baay Cabdifataax Maxamed Ibraahim.

Ciidamada oo ah milateri waxaa tababarka siinayay saraakiil Soomaali ah oo ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka iyo kuwo Itoobiyaan ah.

Waa tababarkii ugu horreeyay oo ciidamo loogu soo xiro magaalada Baydhabo tan iyo markii ay dowladdu la wareegtay magaalada bishii February ee sanadkan.

 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden