» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Awooda burcad badeeda oo la sheegay inay hoos u dhacday

 

War Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Hay’adda Bad mareenada Caalamka IMB ee Magaalada KUALA LUMPUR ayaa waxaa lagu sheegay in 54% ay hoos u dheceen Weerarada Burcad Badeeda ilaa iyo Bilaawgii Sanadkaan.

Sidoo kale Warka ay soo saartay Hay’adda Bad mareenada Aduunka ayaa waxa ay ku shaacisay in Burcad Badeeda Bishii Janaury ee Sanadkaan ilaa Bishii hore ee June inay qaadeen 177 Weerar oo ay ku Qafaasheen 20 Markab iyo Shaqaalihii saarnaa.

“Afduubka Burcad Badeeda waa uu yaraaday ka hortagis ayaa la sameeyay waxaana aan kuraja weyn nahay inay intaasi kasii fududaan doonaan Qafaalkii ay sameyn jireen “ayaa lagu yiri War Saxaafadeedka kasoo baxay Xafiiska Hay’ada Bad mareenada Caalamka ee IMB oo ku yaala Caasimada Malesia ee Kuwaalalambuur.

Inay yaraato awooda burcad badeeda Soomaalida ayaa waxaa loo sababeynayaan dagaalka Caalamiga ee burcad badeeda Soomaalida oo sii xoogaystay inkastoo wali burcad badda ay halkooda kasii wadaan afduubka maraakiibta.


 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden