» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Baaritaan dad badan lagu qabtay oo ka dhacay Xaafadda Islii



Wararka ka imaanaya Xaafadda Islii ee magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada amaanka dalkaasi ay baaritaano raaf ah xalay ka sameeyeen xaafadaasi kuwaasi oo ay ku qabqabteen dad badan oo Soomaali ah.

Macadda sababta ka dambeysa howlgalkaani sida gaar ah ay ciidamada uga fuliyeen Xaafadda Islii oo Soomaalida ay ku badan yihiin oo la sheegay in ciidamada ay ku qabteen boqolaal dad ah oo ay xabsi u taxaabeen.

Dadka la qabtay ayaa wararka waxa ay sheegayaan in ay u badan yihiin dadka aan haysan sharciga Kibaandhaha ee lagu joogo dalka Kenya , iyadoo saameyn weyn xalay ilaa saaka ay arintaasni ku yeelatay Soomaalida oo u badan kuwa aan haysan sharciga Kenya.

Baaritaankaani waxa uu imaanayaa xili Kenya ay ku bateen qaraxyada islamarkaana Kenya ay si aad ah u adkeyneyso amaanka dalkeeda.

 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden