» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Barakacayaal ka cabanaya caafimaad daro

 

Ku dhawaad 100 qoys oo ka mid ah barakacayaasha magaalada Gaalkacyo
ayaa waxa ay ka cabanayaan xaalad dhinaca caafimaadka ah Xili lagu
guda jiro maalinta labaad ee bisha barakeysan ee Ramadaan.

Qaar ka mid ah barakacayaashaasi ayaa u sheegay Websetka Warlalis in
cuduro baahsan iyo xaalado nofaqo daro oo aad u saameysay caruurta ay
ku qabaan Xeryaha ay ku jiraan ee magaalada kuwaasi oo aysan jirin cid
wax ka qabatay.

Qoysaskaani ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa waxa ay ka codsadeen
Hay’adaha samafalka inay lasoo gaaraan gargaar bini’aadanimo maadaama
lagu guda jiro bisha Ramadaan.

 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden