» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Siyaasiyiin diidan in barlamanka Puntland uu sii jiro

 

Max’ed Cali Yuusuf Gaagaab oo ka mid ah Siyaasiyiinta Puntland ayaa waxa uu sheegay in uu dhamaaday waqtiga barlamanka Puntland ee mudada afarta sano ah hadii aysan kala tagina waxa uu sheegay inay dhibaato ka dhici doonto deegaanada Puntland.

Siyaasiga ayaa waxa uu sheegay in wax soconaya aysan aheyn oo lagu heshiiyay in hal sano oo kale ay sii jiraan barlamanka, waxaana uu sheegay in waxii haatan ka bilowda loo baahan yahay in lasoo dhiso barlaman cusub.

Max’ed Cali Yuusuf Gaagaab oo horay xilal kala duwan uga soo qabtay Maamulka Puntland ayaa waxa uu sheegay in sidoo kale uu ku egyahay waqtiga Faroole sanadkaani dhamaadkiisa hadii uu waqti kororsiga uu ku adkeystana waxa uu tilmaamay inay dhici karaan kacdoon ka dhan ah faroole iyo Maamulkiisa oo shacabka aysan gacmaha laaban doonin.

Dastuurkii hore ee Puntland waxa uu qabaa in Xukuumadda Faroole ay dhacayso 4 sano kadib markii la dhisayay halka Dastuurka cusub ee dhawaan loo sameeyay Puntland uu dhigayo in mudo hal sano uu sii jiri doono Maamulka Faroole.

 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden