» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Somaliland oo xukuntay boqor Buur-madow

 

 

Maamulka Somaliland ayaa mudo hal sano oo xarig ah ku xukumay Boqor Buur-madow oo si weyn looga yaqaano Soomaaliya.


Maxkamada dhexe ee Maamulka Somaliland ayaa waxa ay maanta xukuntay boqor Maxamuud Ow Buur madoow kaasi oo in mudo ah ku xirnaa magaalada Hargeysa ugu dambeyntiina maanta Maxkamad lasoo taagay.


Boqorka ayaa waxa ay Maxkamada ku xukuntay 1 sano oo xabsi ah, iyadoo Maxkamada ku eedeysay in uu boqorka uu meel uga dhacay Maamulka Somaliland oo intii uu ku maqnaa dalka dibadiisa oo ka faafiyay hadalo been abuur ah taasi oo sharciga Somaliland uusan qabin.


Buur-madoow oo caan ka ah Soomaaliya ayaa waxa ay ku kala aragti duwan yihiin isaga iyo Maamulka Somaliland dhinaca qadiyada gooni isu taaga Somaliland oo boqorka uu kasoo horjeedo isaga oo lagu yaqaano in uu jecelyahay Soomaali weyn iyo midnimadeeda.


 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden