» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Madaxweynaha: “Cafis dambiile wuu dhamaaday”

 

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Max’ud ayaa waxa uu sheegay in waxii haatan ka dambeeya uusan jiri doonin qof dambiila ah oo la cafiyo taasi oo uu sheegay in hadii ay dhaqan gasho ay dib usoo laabaneyso cadaaladda.

Xasan Sheekh ayaa sheegay in qofka dambiila hadii la xukumo in islamarkaana la saxiixayo in talaabo cad laga qaado balse waxa uu sheegay in aysan jiri doonin in la cafiyo ama uu soo daayo Mas’uul ka tirsan dowladda, isaga oo sheegay in lala xisaabtamayo cid waliba oo arintaasi ka hortimaada.

Dhinaca kale mar uu soo hadal qaaday Al Shabaab ayaa waxa uu sheegay in dhalinyarada Al Shabaab ka tirsan ay ugu biireen Shabaab siyaabo kala duwan oo ay doonayaan inay fahmaan oo ay meesha ka saaraan, isaga oo sheegay in kuwa ajaanibta ah aysan waxba ka dhaxeen loona baahan yahay inay dalka ka baxaan.

Madaxweyne Xasan Sheekh Max’ud ayaa dhawaan ka badbaaday weerar la doonayay in lagu qaarijiyo oo ay Mas’uuliyadiisa sheegteen Al Shabaab oo horay u shaaciyay in dowladda Xasan Sheekh Max’ud iyo dowladihii hore ay isugu mid yihiin ayna la dagaalamayaan.

 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden