» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Somaliland oo cambaareysay weerarkii uu ka badbaaday madaxweynaha Somalia

 

Maamulka Somalialand ayaa soo saaray warsaxaafadeed uu ku cambaareenayo qaraxyadii ismiidaaminta ahaa ee lala eegtay hotel uu ku sugnaa madaxweynaha dowladda Somalia Prof Xasan shiikh max’ud .

War ka soo baxay wsasaaradda arimaha dibadda maamulka Somaliland ayaa lagu sheegay in shacabka Somaliland iyo maamulkiisa ay si aad ah ay uga xun yihiin qaraxyadii ismiidaaminta ahaa ee lagu doonayay in lagu qaarijiyo madaxweynaha Somalia iyo Mas’uuliyiin la socotay .

Wasiirka arimaha dibadda maamulka Somaliland Dr Mohamed Abdilahi Omar oo ku xusan warsaxaafadeedka ayaa sheegay in qaraxyadaasi maamulka Somaliland uu si aad u cambaareenayo islamarkaana tacsi uu u dirayo dadkii waxyeelada ay soo gaartay qoysaskii ay ka soo jeedeen

Dr Mohamed Abdilahi Omar wasiirka arimaha dibadda maamulka Somaliland waxa uu shacabka soomaaliyeed iyo dowladda ku dhiiri geliyay la dagaalanka waxa uu ugu yeeray argigixisada.
Wasiirka ayaa sheegay in maamulka Somaliland uu wada shaqeyn la yeelanayo dowladda cusub maadaama sida uu sheegay ay yihiin labo dowladood oo deris a

 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden