» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Ciidamo ka tirsan dowladda oo ku dagaalamay Hodan maxay tahay sababta

 

Hal ruux ayaa dhintay labo kalana waa ay dhaawacmeen kadib markii Iska
horimaad sababay qasaaro dhimasho iyo dhaawac uu maanta ka dhacay
degmada Hodan ee magaalada Muqdisho.

Geerida ruuxaani oo ahayd haweeney iyo dhaawaca labadaani kale oo ahaa
dad rayid ah ayaa ka dambeeyay kadib markii Iska horimaadkaani oo u
dhaxeeyay ciidamo ka tirsan booliska Saldhiga degmada Hodan iyo
ciidamo Milatari ah uu ka dhacay Xaafadda Taleex ee degmada Hodan.

Dad goobjoogayaa ah ayaa u sheegay Warlalis in Isku dhaca labada
dhinac uu yimid kadib markii booliska Hodan iyaga oo wada 3 ruux oo ay
kusoo qabteen falal amni daro ay dagaal kala kulmeen ciidamada
Milatariga kuwaasi oo ka furtay ciidanka kale ragii ay gacanta ku
hayeen.

Haweeney geeriyootay oo dawarsata waxaa jiiray gaari ka qalqalay
rasaasta ciidamada, waxaana sidoo kale dhaawacmay labo kale kuwaasi oo
ah dad rayid ah islamarkaana mid ka mid ah uu ku dhaawacay gaari kale
oo marayay halka uu iska horimaadka ka dhacay ee Xaafadda Taleex.

Ciidamada booliska Hodan ee la weeraray ayaa waxaa la sheegay inuu
watay Taliyaha booliska degmada Hodan kaasi oo xiriir aan la sameynay
ay inoo suura gali weyday in aan helno.

 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden