» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Cyrus Oguna: “Waqooyiga Kismaayo ayaan heysanaa”

 

Waraysi gaar ah oo uu siiyay Warlalis afhayeenka ciidamada Milatariga Kenya Cyrus Oguna ayaa waxa uu ku sheegay in ciidamadooda iyo ciidamada dowladda Soomaaliya ay kaga sugan yihiin magaalada dhinaca waqooyi.

Cyrus Oguna Waxa uu sheegay in ka fikirayaan sida ay ku gali lahaayeen magaalada oo uu sheegay inay muhiimad weyn u leedahay qabsashadeeda balse waxa uu sheegay in si xeeladeysan ay ku galayaan.

“Al Shabaab wey ka baxeen magaalada balse kama hari doono ilaa aan ka gaarno meel walba oo ay joogaan waayo qorshaha AMISOM waa in Shabaab dalka laga saaro mana laga nabad galayo hadii ay sii joogaan deegaanada kale oo waxa ay abaabulayaan weeraro kale” ayuu yiri Cyrus Oguna

afhayeenka ciidamada Milatariga Kenya ayaa waxa uu sheegay in looga baahan yahay shacabka magaalada Kismaayo inay is dajiyaan oo aan la dhibaateyn doonin isaga oo ugu baaqay inay taageeraan ciidamada huwanta ah ee dowladda iyo AMISOM.

Al Shabaab ayaa habeen ka hor isaga baxay magaalada kismaayo waxaana arintaasi ay al Shabaab ku noqoneysaa dhabar jab balaaran.

 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden