» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Dad rayid ah oo lagu gowracay magaalada Ceelbuur

 

Wararka ka imaanaya magaalada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan in galinkii dambe ee maanta Al Shabaab ay ku gowraceen magaaladaasi labo ruux oo rayid ah.

Labada ruux oo lagu kala magacaabo Faarax Max’ed Weheliye iyo Max’ed Cabdulle ayaa waxa ay Al Shabaab qoorta kaga jareen goob fagaara ah oo ku sugnaayeen, waxaana la sheegay in Al Shabaab ay ku eedeeyeen inay xiriir la lahaayeen Ahlusunna waljamaaca ..

Taliyaha Ahlu Sunna ee magaalada Ceelbuur Cabdi Xasan Biyo Quute oo xaqiijiyay jiritaanka gowracaasi ayaa waxa uu cambaareeyay dilka dadkaasi oo uu sheegay in ay ka been abuureen Al Shabaab oo aysan wax xiriir ah la laheyn Ahlu Sunna.

Magaalada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud ayaa tan iyo markii ay ka baxeen Ahlu Sunna oo ay la wareegeen Al Shabaab waxaa lagu arkayay maydka dad la gowracay oo lagu soo bandhigayay fagaarayaasha magaaladaasi.

 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden