» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Dadkii ugu badnaa oo ka barakacay Kismaayo

 

Q,M ayaa sheegtay in dadkii ugu tirada badnaa waayahayaan ay hadda ka cararayaan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbadda hoose oo dhawaan Shababku ka baxeen kadib markii dagaalo xooogan ka dhaceen qeybo ka mid ah gobolkaasi Jubbadda hoose.

War ay soo saartay hay’adda Q,M u qaabilsan arrimaha qaxootiga ee UNHCR ayaa sheegtay in dad badan bilaabeen inay naftooda kala cararaan magaalo xeebeedka Kismaayo waxaana hay’addu ku sheegtay in kumanaan ruux oo rayid ah ay saacadihii lasoo dhaafay magaalada ka baxeen kadib markii cabsi gashay.

Warka ay UNHCR soo saartay waxay sheegtay in ku dhaw (1,000 kun) ruux ay maalin walba magaalada ka guraan naftoodana la raadsadaan meelo ay ku bad baadi karaan.

“Dadka reer Kismaayo waxay si weyn u dareemayaan cabsi ay ka qabaan inay saameyn ku yeeshaan dagaalo magaalada ka dhaca” ayaa lagu yiri war saxaafadeedka ay soo saartay hay’adda UNHCR.

Hay;addu waxay ka dalbatay dhinacyada is haya inay dhawraan xaquuqda dadka rayid ah ee aan dagaalada ku lugta laheyn.

Dagaalada ka socda gobolada koofureed ee Soomaaliyeed ee u dhaxeeya ciidamada dawlada, kuwa Raas kambooni, iyo Kenya iyo dhanka kale ee Shabab ayaa si weyn ugu yeeshay dad badan oo rayid ah.

 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden