» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Dagaal ka dhacay Xudur oo guulo laga kala sheegtay .

 

 

Waraysi uu siiyay Laanta Afka Soomaaliga ee VOA Gudoomiya degmada Xudur ee gobolka Bokool Max’ed macalin Axmed ayaa waxa uu ku sheegay in dagaalka uu ahaa mid ay soo qaadeen xarakada Al shabaab ayna iska difaaceen waxaana uu meesha ka saaray in ay jiraan wax qasaaro ah oo dhankooda soo gaaray isagoona ku faanay in ay qasaaro ay gaarsiiyeen Shabaab

Dhinaca kale waq qoraal ah oo kasoo baxay Al Shabaab ayaa waxaa lagu sheegay in dagaalka uu ahaa mid qorsheysan ayna qasaaro badan u geesteen ciidamada dowlada ee ku sugan Xudur

Wararka xaqiiqada ah ee laga helayo dagmada xudur ee gobolka Bokool ayaa tilmaamaya in ay jiraan qasaaro soo gaaray labada dhinac ee dagaalamay iyo waliba dadka shacabka ah ee ku dhaqan halkaas waxana uu dagaalka ahaa mid mudo sacado ah socday.


 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden