Dagaal beeleed
xooggan oo ka bilowda Hobyo
Dagaal u dhaxeeya labo beelood oo socda muda hal saac ayaa
waxa uu ka dhacayaa magaalada Hobyo ee gobolka Mudug.
Warar ka imaanaya magaalada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya
in dagaal culus oo u dhaxeeya beelo walaala ah oo wada daga
uu ka soconayo magaaladaasi.
Dad deegaanka ah ayaa soo sheegaya in dagaalka oo sababta
ka dambeysa aan la ogeyn uu sababay qasaaro dhimasho iyo dhaawac
oo soo kala gaaray dhinacyada dagaalamaya.
Wararka qaar ayaa sheegaya in dagaalka ay qeyb ka yihiin kooxaha
burcad badeeda Soomaalida oo Hobyo ku xooggan, iyadoo ilaa
hada aysan wax war ah oo kasoo baxay dhinacyada dagaalamaya