» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Dagaal culus oo ka dhacay deegaano hoostaga Baardheere

 

Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo Xarakada Al Shabaab oo aysan
cadeen qasaaraha ka dhashay ayaa waxa uu ka dhacay deegaano hoostaga
magaalada Baardheere ee gobolka Gedo.


Dagaalka ayaa waxa uu yimid markii ciidamada dowladda ay weerar ku
qaadeen deegaan lagu magacaabo Takar oo ku dhow magaalada Baardheere
ee gobolka Gedo sida ay inoo xaqiijiyeen dad deegaanka ah.


Weerarkaasi ayaa waxaa ka dhashay dagaal xooggan oo dowladda iyo Al
Shabaab ku dhexmaray deegaanka kaasi oo la isku adeegsaday hub culus
iyo mid fudud intaba, waxaana ciidamada dowladda la sheegayaa inay
qabsadeen Meel lagu magacaabo Juungal oo ku dhow Baardheere.


Barakac ay sameynayaan dadka ayaa lasoo waraniyaa inuu ka soconayo
magaalada Baardheere kuwaasi oo ka baqdin qaba qasaaro kasoo gaara
dagaalka hadii gudaha magaalada Baardheere uu gaaro.


Magaalada Baardheere hadii ay qabsato dowladda waxa ay dhabar jab ku
tahay Al Shabaab oo magaaladaasi ay u tahay istaraatiiji maadaama
magaaladaasi ay xad la leedahay Jubooyinka.

 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden