» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Dastuurka oo maanta la horgeeyay Odayaasha

Dastuurka uu muranka ka taagan yahay ayaa dowladda KMG waxa ay maanta horgeesay Odayaasha dhaqanka si ay u aqriyaan.

Mas’uuliyiinta dowladda ayaa waxa ay horgeeyeen maanta dastuurka loo sameynayo dalka Odayaasha dhaqanka ee ka kooban 130 xubnood si ay u aqristaan dastuurka kadibna ay uga soo jawaab celiyaan.

Odayaasha ayaa waxaa loo qeybiyay dastuurka, waxaana madasha Shirka ku sugan Mas’uuliyiin ay ka mid yihiin Gudoomiyaha barlamanka Shariif Xasan Sheekh iyo sidoo kale wasiirka dastuurka kuwaasi oo uu sheegay Odayaasha in ay aqriyaan dastuurka islamarkaana ay soo xulaan Ergada ansixinta dastuurka.

Odayaasha ayaa markii loo qeybiyay dastuurka markiiba aqris ku bilaabay, waxaana laga sugayaa in ay kasoo jawaab celiyaan qodobada qaladka u muuqda ee muranka badan ka dhaliyay.


 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden